Xerta sheekh xasan daahir aweys (alshabaab) oo lumisay sumcaddii iyo xikmaddii jihaadka islaamka ….by: xasan albasri —

  xalqadii 1-aad   Islaamku waa nabad iyo raxmad waxa a  aa na uu somaliya kufiday hab nabadeed oo xikmad ay kuwadeen culimadii hore ee somaliya diinta hur muudka ka’ahaa  mana jirin wax cunfi ah ama rabsho  taasoo lagu baahinayo  islaamka macnihiisa iyo dhaqankiisa xitaa xiliyada nabad iyo daglaalada ay jiraan , waxaana dhacday in qeeb kamid ah culimadii hore ay kusoo islaamiyeen reerka loo yaqaano orama   iyo qolooyin kale usluub wanaag iyo muuqaal wanaag  dhaqanka islaamka kusaleesan intabadan culimada suufiyada oo kubaahisay fahamaka islaamka somaliya iyo meelo kale oo afrika kamid ah marnaba ma ay san isticmaalin hanaan kusaleesan rabshado  ,balse marka ay imaadeen xirta sheekh cumar faaruuq iyo sheekh xasan daahir aweys ayay  qiimihii jihaadku uu lahaa lumiyeen ayna u’isticmaaleen dano siyaasadeed iyo mid xukun raadis ah  ama dacmin qabiil iyo loolan dhaqaale taasoo micnaha jihaadku uu san kusaleesneen waxeena xirtaas in badan oo mujtamaca kamid ah ufahamsiiyeen in loobaahanyahay jihaadka in laqaado uuna  yahay waajib muqadas ah eyna kafudiyeen dalka somaliya dagaalo kusaleesan kudhufoo kadhaqaaq  sida luuq iyo meelo kale *  in laweeraro umad muslim ah si loohelo xukun taas waa cinwaanka xerta sheikh xasan daahir aweys(al-shabaab) waxaana saaciday arrinkaas  1- dhaqaalihii dalka waxaa gacanta ku haya waa kooxda wahaabiyo looyaqaano.2- saxaafadda inta badan waxaa hoos timaadaa waa wahaabiyo oo xer u’ah sheikh cumar faaruuq  iyo sheikh xasan daahir aweys .3—qabiilka oo ah seef laba af la’ah oo marka ay rabaan kooxda wahaabiyada ay wacdaan qabiiilka sida dhacday xilliyadii dagaalkii xamar ee maxaakiimta iyo siyaasiyiinta udhexeeya ..4-ra’yul caamka ayay  kushubteen waxeena inta kufikir ah sheikh xasan daahir ku riyoonjireen in mar dalka somaliya  ay  kumaamulaan nidaamka wahaabiyada ee kusaleesan kudhofoo kadhaqaaq  iyo kudinta islaamka hanaan kusaleesan cunfi . waxaan jirta oo xaqiiq ah in aysan aqoonin culimo aan aheen kuwa wahaabiyada xitaa kuwii wax  soobaray oo culimada suufiyada ahaa waxa ay u’yaqaanaan  gaalo iyo quraafaad wadayaal loobaahanyahay in lasuuliyo oo latirtiro waayo waxa ay marin habaabinayaan bulshada somaliyeed sida ay ku’andacoodaan culimada wahaabiyada ,waxaa wax lalayaaba noqotay arday macalimkiisii kudhahaya mushrik ayuu ahaa macalimka oo wixii dunuub ah een suubiyay allaha iga cafiyo intii aan lajoogay suufiyada oo xirta aan u’ahaa ,iyo hadalo kadaran hadaladaas  , waxaa taa kadaran in ay cabsiiyeen inta raacsan oo waliba inta aqoonta leh ee hogaamisa wahaabiyada sida sheikh cumar faaruuq iyo kuwokale ey aamisan yihiin in somaliya 30 sano ay kufidiyeen diinta islaamka waana waxa ay u’yaqaanaan baraarug ama saxwo taasoo ah waxa lagu quslo ..eyna aaminsanyihiin wixii intaas ka horreeyay in ay somaliya kujirtay jahli iyo diin la’an  iyo khuraafaad  eenan jirin wax wanaag ah waayaab … somaliya mawaxa diinta kufidiyay sheikh cumar faaruuq iyo sheikh xasan daahir away iyo asxabta kale ee lahalmaasha oo sidaas ma saxbaa waa su’aal facween oo ubaahan in lawada fahmo waayo waxa laga hadlayo waa caqiido islaam iyo umad dhan sharaftooda iyo islaamkooda ma’ahan  tacasub wadaad iyo koox kale .marka in lacabsiiyo  oo lakhaldo ra’yul caamka somaliya taas iyo kuwokaleba waxaa ugu wacan jahli iyo afwax cunay xishoo oo ninmanku wixii laga helay carab ooh anti ah oo masaakiin iyo fuqaro loo qoondeyay ayay kukasbadeen shaarica somaliya iyo shacabka somaliya oo ujilacsan diinta  aanan kalafahsaneen wadadka shaar diin huwan iyo kan saxda ah …..5- hee’ ado carbeed oo qarsoon iyo ururo kale oo siyaasadd ahaan meel weysanaa..  ,mana aysan milicsan aadaabta jihaadka iyo usluubta jihaadka iyo falsafadihiisaba taasoo aan kusaleesnan laablakac iyo jago raadis , waxaa dhacday in marxaladdii maxkaamiita ay soo afjartay hanaanhkii nabadda somaliya loo marilahaa tusaale  somaliya  waxaa xalkeeda lagu raadiyay marxaladahaan soosocdo :1—in lashiriyo siyaasiyiinta oo awood qeebsi hab ururo kusaleesan taana waa shirarkii qaahira iyo sana’a iyo ethobiya . 2- in lashiriyo  ururada buslshada iyo salaadiinta iyo ururada huwan shaar diimeedka sida islaaxa iyo al itioxaadka taasna waa shirkii carta ee lagu dhisay nidaamkii dowladda uu madaxda ka ahaa c/qaasim salad xasan .3- kacdoonkii maxaakiimta islaaamiga  kaasoo ahaa furad iyo guul darro  waayo  mar waa fursad soomartay xerta sheikh xasan daahir aweysa iyo inta kumabda’ah oo ay xukimi kareen somaliya qeebo kamid ah siyaasad xumidoodii mooyee ,markale waa guuldarro oo waxey sababtay in meesha ay kabaxaan dhamaan reer cimaamado guduud .oo ay  ( maxaakiimta ) siyaasiyiinta kanoqdeen mirihii kasoobaxay nidaamkii carta balse hab kale layimid oo ah in uu xalka somaliya kusaleeyo jihaadka taasoo ay kalifay in dalku markale usoo noqdo nidaamkii siyaasiyiinta oo waliba markaan fahamsan waaqica xertaas oo aan markale lakhiyaani Karin . Waxa intabadan majiraha siyaasadda somaliya badalay waa systemkii maxaakiimta siiba markii ay kuwareejiyeen xukinkii maxaakiimta koox sida sheikh xasan daahdir aweys iyo xirtiisa oo kale ah(al-shabaab) oo lajadbeesan jihad isalamarkaasa si xamaasad kujirto muujiyay afkaartooda sida kooxda yar ay la o’ranjiray al-shabab oo runtii sabab u’ah waxa kadhacaya somaliya waayo waxa ay layimaadeen :1- in fikrado aan kufadhin somaalinimo sida in ay soo bixiyeen meedad taliyaani ah oo  sanooyin badan aasnaa oo wax micno ah aan laheen lumineesa qiimaha islamka ee somaliya tusineesana in dadka noocaas oo kale eysna aheen waaqiciyiin islaami ah ..    2- in la weeraro bulsho iyo deeegaamo nabad heesta sida jowhar iyo kismaayo iyo maalo kale isla markaana magaca  shaar islaam huwan …3- in siyaasiyiinta somaliya lagu sheego gaalo …waayaaab sidaana waxaa fatwo  kusoosaaray sheekha xertaas sheikh cumar faaruuq waayaab sidee c/laahi yuusuf iyo xibnaha dowladdiisa  gaalo ku noqdee sheekh shariifkii  iyo indhacadde  muslimiin  ku noqdeen ilayn waa kuwa laba nin oo walaalo ah labaduba garbaha ku dhagane(males iyo assayes).4- sida muslimita lagu yaqaano jihaadku waxa ow u’baahanyahay awood lamid ah tan gaalada ay heestaan  oo kale ,waxaana wax lalayaabo ah in maxaakiimta iyo xerta sheikh xasan iyo cumar faaruuqba eysan qiimeynin awooda dalka ethobiya iyo tan maxaakiimta oo lixbilood jirsatay uun oo ah qiyaas ilaa iyo 10,000 oo ciidan mudadawiciin ah oo ubadan ardaydii dugsiyada sare ee banaadir ee imtixaanka laga joojiyay kadib markii loo sharaxay cashir kusaabsan (jihaadka).. Iyo qodobo kale oo aan markale soo qaadan doono insha allaahu tacaalaa … meesha ay kabiyo cabeen reer muqaawamo waa ururka al-qaacidda oo wanted ka’ah caalamka oo kudhaqmay afkaartaas oo kale waxaana jirta aqoonyahaiinta falanqeeya umuuraha somaliya waxa ay kusheegaan maxaakiimta in ay meesha kabxiyeen xitaa haddii ay jirilahaayen ururo islaami ah oo doorasho ahaan somaliya kuxukumi lahaa  waxeena kudhaqmeen siyaasaddii daaliibaaniyiinta oo maxaakiimta waxaa lasiiyay magaca ah daalibaaniyiinta afrika oo lamid ah sida ay udhaqmeen daalibaaniyiinta reer afganistaan …..  By hassan albasri .You can contact me E-mail xalbisri2@hotmail.com  

1 Comment »

  1. 1
    cigaal muse raage Says:

    waxaan ka soo horjeedaa mxkamadihii hore
    way xumayeen runtii


RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: