Saameenta Ururo Diimeedka Soomaaliya

 saameenta  ururo diimeedka somaliya .

 

waa barnaamij cusub oo aan rabo in aan kufalnqeeyo sida ey usaameenyeen ururada diimeedka somaliya jooga dhaqanka iyo raadadka diinta ah ey  kusaameeyeen urruradaas ,waxaana uqeebiyay saameenta dhinacyada 1- dhaqaalaha .2- waxbrashada .3- siyaasadda.4 difaaca.5- qurbaha.6- saxaafadda.7- qabilka 8- bulshada .9-  jiilka maanta iyo kan mustaqbalka … iyop umurakale oo aan hal iyo labo aheen ,marka waxaan rabnaa in aan maanta falanqeeno ….saameenta waxbarashada ey kuyeesheen …

 

ok waxbrashada somaliya waxa ey soomartay marxalado kaladuwan waxaana kusoobandhigay dhamaan marxaladahaas maqaalooyin hore oo aan udiray wesbitka www.shaaficiyah.com .waxaana jecelahay in aan maanta waxyar kaxuso tan xaadirka ah maana cidda faraha kuheesa iyo hadafkooda .ok waxaa dalka markii uu burburay kafaa ii deesatay hee adao  hadaf khaas aah wata islamarkaana baahiyay manhaj sida muuqata wiiqaya ama luminaya  dhaqankii somaliya iyo kii dintaba , waxaana jirta in macalimiinta iyo khubarada dajisay manhajkaas ey san milicsan qaab diimeedka ey udhisantahay ama ilaah uu umideeyay shacabka somaliya oo wax khilaaf ah ama fikiri shisheeye uu ilaah kabadbadiyay wax tafaraaruq ah laakiin fowdada iyo qaska ey usaamaxday asxaabtaan ama khubaradaan in xitaa dalkii ey wax usoobarteen oo sida  wacan eey aheed in ey kabadbaadiyaan afkaarat qalaad dalka iyo shacabka  iskuna taxalujiyaan sidii loo mideen dadaalada waxbrasho ,maxuma in carabta ama qolooinkale lalashaqeesto oo khibrad  laga helo laakiin sida dhacday waxaa jiratay in macalimiintii eysan taas oo dhan milicsan balse ey fiiriyeen danahooda oo kaliya eena kuqaateen sidii manahajkaas loobaahin lahaa lacag  faraadan mana eesan fiirin waxa udan ah ubadka somaliya oo maanta kujira xaalada aan caadi aheen loona baahanyahay in labaro taariikhda dakiisa  iyo juquraafiga dalkiisa iyo tarbiyada tiinta somaliya kufaceesatay oo ilaa 1000sano kabadan joogta eena xifdiyeen culimada looyaqaano suufiyada ,balse taas madhicin ee waxa ey bareen carrurtii dhaqanmo cabrbdee waxeena sidoo kale bareen taariikh aan aheen tii dalkoodii .. waxaana jirta in uu leeyahay manhajkaas dhaliilo ey san fiirin dadkii aasaasay waxaana kamid ah




** Macallimiinta tababaran oo aad u yar.  si loolacocda manhajka dibadda laga keenayo oo qarash uun kuqaado mooyee eesan jirin  tababaro iyo fiican..
** Kala duwanaanshaha dhinaca manaahijta dugsiyada shaqeeya oo qaarkooda ey yihiin kuwo kuxiran carabta kuwokalena ey kuxiranyihin  qeebokale waxaase layaableh in uusan manhajkaan uu san kushqeenin wadaniyadnimo iyo aqoon qotodheer ,waxaa tusaale ah in uu xitaa kala faarujiyay ahelo iyo caruurtoodii waayo waxaa jirta in labaro iskuulada qaarkooda ubadaka in uu jiro sadax towxiid islamarkaana uu waalidku uusan fikrikaas aamin saneen halkaana uu ubadkii kufuro tashwiish iyo walaac  xitaa culimadii markii ey lahadli rabaan dhalinyaradaas laduufiyay waxeey dhalinyaradii ku sifiyeen culiadii in ay wataan quraafaad eena tahay culimado in ey qaataan manhajkaan oo runtii cabirayay fikradii ina wahaba …taas kaliya maahan  ee  waxaa jirto masaa ilo badan oo fiqhi ama caqiido kamid ah oo ardaydaas siqaladan loo cabsiiyay  waxaaa taas maanta laga dhaxlay burburka iyo fowdada huwan shaar diimeed  aan kutilmaamno maxaakiim wadayaashii lajabiyay ama muqaamo sahmiyayasha cusub ama uruo magacyo badanta diimeed ..
**- Waddaniyadda iyo aqoonta bii’ada Soomaaliyeed oo aad ugu yar ardayda maanta taana waxaa sabasabay in macalinkii uusan aheen masuul  howshiisa qaadikara . 

waa soctaa xalqadaan

w/q/ xasan albasri

Email xalbisri2@hotmail.com

  

1 Comment »

  1. 1
    cabdiqaadir yaasiin xasan warsame v Says:

    codkanabada .com


RSS Feed for this entry

Faallo u dhaaf