Wargalin

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

February 15th, 2007 · No Comments

 sunnilogo2.jpg

Waxaa La Ogaysiinayaa Dhammaan Inta Xiisaysa Barashada Culuumta Islaamka Si Ku Dhisan Madhabka Ehluxaqa Ee Ahlusunnah Waljamaacah In Goor Dhow Ay Bilaabayso Shabakada ISlaamigaa Ee Ahlusunnah.tk Barnaamijyada Diinigaa Sida Axaadithta Rasuulka صلي الله عليه وسام,Taariikhda Islaamka OO Qaabaa Dhigan,Fiqhiga Iyo Culuumta Kale EE Daruuriga.

Dadweynaha Sharafta Leh Waxaan La Socodsiinaynaa In Todobaadkaan Dabayaaqadiisa Ay Si Toos Ah U Bilaaban Doonto Duruusta Aan Idiinku Talagalnay Ee Hamoogaan Hana Kaa Daalacasho Maqnaan Shabakaada Koowaad EE www.ahlusunnah.tk.

Maamulka Shabakada Islaamiga Ah ee Ahlusnunnah.

Wixii Maqaalo Diini Ah Iyo Talooyin Wanaagsan Ah Oo Aad Noo Hayso Fadlan Noogu Soo Dira Emailadaan:

ahlusunnahw@gmail.com

ahlusnnah@walla.com

Leave a Comment

Required

Required, hidden



Some HTML allowed:
<a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <pre> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Trackback this post  |  Subscribe to comments via RSS Feed

Pages

Categories

Links

Meta

Calendar

November 2009
S S M T W T F
« Aug    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  

Most Recent Posts