Wacdi
9 Comments Add your own
Leave a Comment
Some HTML allowed:
<a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <pre> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>
Trackback this post | Subscribe to comments via RSS Feed
1.
Guled Aden | March 17, 2007 at 8:53 pm
waan idin salaamyaa axbaabi filaah salaan kadib waxaan rabaa inaan idin layesho xiriir waa gulled sweden
2.
ahlusunnah | March 18, 2007 at 7:56 am
walaal mahadsanid soo dhawoow
walaal waxaad fiirisaa meesha ay ku qorantahay nagalasoo xiriira halka macluumaadka ku yaala akhriso dabeetana nala soo xiriir.
markale mahadsanid
3.
Axmed | September 25, 2007 at 8:55 am
Asalaamucaleikum waraxmatullahi wabarakaatuhu
bacda salaan waxaan rabey hadii aan heli karo qeybta jimcaha kahadleyso oona aqrinaayo sh Maxammuud Guuleed waxaan jaclaan lahaay hadiin heli karo in aad iisoo dirtiin
wabillaahi towfiiq
Jazaa kumullaahu kheyr
4.
safia ahmed | December 21, 2007 at 5:12 pm
asc wr wb walaalyaal waxan u bahnahaay inaan ogado halkaa laga helo quran kaa shiikhi c/rashiid cali sufi akharyo pls maay cawini kartaan waad madsantihiin
5.
caydaruus | June 12, 2008 at 3:51 pm
Nabiga s.c.w wuxuu yiri haxanaaqin haxanaaqin
6.
caydaruus | June 12, 2008 at 3:53 pm
ASALAAMU CALEYKUM HOOYADAA OGAAW SEDAX JEER
7.
Nuur | August 11, 2008 at 12:18 pm
Asc Wr Wb.. waxaan la xariiraa SHEEKH XASSAN MACALIM MAXAMUUD SAMATAR SHIIKH HASSAN ALBASRI … ee inteen kala xariiraa waaba nin decominte hayee
8.
CABDULLRAHMAANBINCOOF | August 15, 2008 at 7:55 am
waxaan tamit ahay shabaabka irshaad ee shibis waxaan joga dalda yemen waxaan jaclahay inaa jihaado tik biir allaawu akbar macasalama
9.
jaamac | May 24, 2009 at 6:25 pm
s w w. waxaan rabaa halka lagahelo cajaladaha sheekh umal oo kahadleeyso tabliiqa s w w/