Taariikhda ururka al-shabaab iyo waxyeeladiisa soomaaliya Q 1aad Qormadii Sheekh Xassan Albisri

December 17, 2007 ahlusunnah

URURKA AL-SHABAAB IYO DEKUMENTIYO sir ah Secrete documents about Somali radicalism(al-shabaab)

 Xalqadii 1-aad :

QEEXID Ururka al-shabaab :—

waa urur cusub oo kusoobiiray saaxada siyaasadda somaliya kana shidaal qaata urur weynaha looyaqaano al-qaacidda ,islamarkaana kajabay ururkii lamagac baxay –al-salafiyah al-jadiid oo kajabay isna ururrkii looyaqaanay al-itixaad al-islaami oo farac ka’ahaa ururadii hor-booday maxaakiimtii islaamiga ee Somalia oo kamid ahaa uraradii somaliya soogalay 9shameeyadii markii ey dalka somaliya kubaahday fowdada. Ururka al-shabaab : waa dhalinyaro is-baheysatay oo aan wax damiir ah laheyn oo lacabsiiyay fikrado shisheeye ,waana urur shacabka si wadajir ah uwaxyeeleeya oo mushkiladda somaliya sii shidaya ,mana awoodo ururka al-shabaab in uu dalka kasaaro cadowga nagu sooduulay in uu isna shacabka siilaayo mooye , waxaana kamaqan qaacidda uraneysa ( gacant aadan jabinkarin waa lashumiyaa ) oo macna ahaan ama tusaale,ah ururka al-shabaab waxa owdagaal kulajiraa waa ethobiya.soomahan ,makusaxanyahay in ciidama yugaandheeska ah uu laayo waa sida uu qabo hugaanka sare ee al-shabaab ( aadan xaashi ceyrow ) waana ay dhacday in ay laayeen ciidan ujooga somaliya naad sugidda iyo dib usoonooleenta ilaha dhaqaale sida dhacdayna waxa ay dhiseen eelaboorka boorki iyo dakaddii weyneed iyo meelo kale. ururka al-shabaab iyo khawaarij .ururka al-shabaab waxa markii lasubiyaya daraasad soobaxday in uu kudhaqmo afkaarta urur la’uranjiray khwaarij .., khawaarij waa ururkii ugu horreeyay ee kusoobaxa muslimiinta islamarkaan jamaacadii islaamka kalajabiyay waxa ayna ku’andacoonjireen in ay yihiin (ahlu cadli wal towxiid )laakiin waxa looyaqaanay khawaarij waxa ayna kucaanbaxeen ururkaas adadeeg iyo cunfi xitaa ay ladagaalameen (cali bini abiidaalin r.c). oo waxa ay kutuhmeen in kitaabka alle uu dhinacmaraya .waayaab …Marka adadeega ururada islaaminyiinta sheegta ay isticmaaalaan maanta halkaan ayay ka sooqaateen . . Ururka al-shabaab ;- waxaa hogaankiisa haya dhalinyaro ksuootababarqaadatay dalal dibadaha kamid ah sida af-gaanistaan waxaana farta lagu fiiqaa in uu yahay aabaha ururka (aadan xaashi ceyrow) oo waxaa tababarkaas bixyay sida lasheegay urur weyna al-qaaacidda oo markii uu dagaalkii reer af-gaanistaan uu socday mareykankuna uu garab joogay reer af-gaanistaan ayaa waxaa jirta in mareykanku uu khiyaanay muslimiintii iyo carabtii markaas dagaalameysay oo waxaa dhacday in uu kujabiyay mujaahidiintii islaamka kuwii kasoohorjeeday ee awoodihii looyaqaanay midowgii soofiyatii oo mareekanka ey kaladhaxeysay waxa looyaqaano dagaal qabow( coold war) ,markaas ayaa mareekanku waxa ow codsaday in lalajihaado ruushka..ok . waxaa ilaah uu siiyay reer af-gaanistaan guushii ,laakiin mujaahidiin kabarbardagaalameysay reer af-gaanistaan ayaa mareekanka iyo iyaga waxaa dhexmaray is-faham waa kaasoo sababay in dhalinyaradii mujaahdiinta ahaa ee kayimid dalkoodii ey iskudhacaan mareenkanka markaas ayaa sheekh bini laadim iyo xulifadiisa ey tababar siiyeen mujaahdiintii kasocotay caalamul islaam oo ay kamid ahaa yeen dhalinyaro somali ah sida .. aadan xaashi ceyrow iyo kuwokale… Ok . markaas somaliya waxaa kajiray fowdo iyo qas aan cidna eysan mas’uul ka’aheen taas oo sababtay in dhalinyaradii ey wakiilk ama khaliif kaga noqdaan sheekh binlaadim gayiga somaliya oo ey al-qaacidda u’arkeysay meel aaran ah oo ay kahelikaraan dhuumsho kunasiiwadi karan barnaamijyadooda , waayo dhulkii af-gaanistaan waxaa kabilawday weeraro iyo duqeen kadib markii laweeraray sarahii mataanaha ahaa ee dalka mareekanka kuyaalay ,,marka waa in lahelaaa meelokale oo lagu dhuumankaro siiba dalalka aan nidaamka laheen sida somaliya . Ok..Waxaa jirtay in ururada diinta sheegta ee somaliya jooga uu kujiray damac siyaasadeed iyo hammi dowladeed oo ay waliba siyaasiyiin somaliya ah ey iskudhaceen sida xaaji masale iyo janaraal ceyndiid iyo col. c/yuusuf iyo kuwii ugu dambeeyay ee hugaamiyayaashii mogdisho oo ey katuureen jagada siyaasadda dalka wixii intaas kadambeeyay culimadaan waxa ay noqdeen siyaasiyiin oo waa ay kabaxeen shaarkii culiminmo waayo waatan maanta ay fadhiyaan asmara waayaab Waxaa taas bar bar socday in ururadaan ey kala arakti duwanaayeen waayo ururka salafiyah ayaan uqeebsamay labo farac ..waamarka laga hadlayo dhinaca dagaal malaqaadikaraa xiligaan mase ???!!!..waxaana ay ukalajabeen labo urur.oo kala ah salafiyo –jihaad oo qaba in lagaalamo iyo salafiyo jadiid.oo mucaarday arrinkaan. Ururka al-shabaab durbadiiba waxa ow kusoobiiray saaxada waxaana howlihiisa uu kuwaday hanaan kudhisan sir iyo sirdoon iyo af-duub .. oo waxaa dhacday in … 1—in la liiska kudareen dhamaan ururada bulshada oo xiriir dhow laleh ururada shisheeye sida U-N iyo C-R-D si loo khaarijiyo hugaamiyayaashooda waayo sida ay kucaddeeyeen dukumintayo aan heeno hadda waxa ay ahaayeen kuwaas gaalo ama gaalo raac…sida al-shabaab uu shaaca kaqaaday. 2- in latirakoobo dhamaan saraakiishii hore oo ey kasoosaareen war cad oo ah in ay yihiin cilmaaniyiin taas ayaa sababtay in lakhaarijiyo inbadan oo kamid ah saraakiisha dalka kuwii hore oo caan ah shacabkuna taas waa uu xasuustaa ..tan waxa ay ifineysaa in ay yihiin kuwa xukun raadis ah oo talada dalka raba waxaana ay aaaminsanaayeen in saraakiishii hore ey yihiin cilmaaniyiin ( diin laawayaal ) soobartay wax khuraafaad ah oo aan loobaahneen .. 3—in cid allaala iyo ciddii aan kufikri aheen laga soosaaro waxa ay kutilmaameen (fatwo) taasoo ey kubaneesteen dhiiga inbadan oo shacabka somaliy kamid ah .. 4- in lafashiliyo heshiisyada kudhisan waxa aan ayaga kufakir aheen oo waxaa al-shabaab al-islaami nimanka labaxay ey u’fahamsanyihiin in dowaldda iyo nidaamkeeda baarlamkaanka iyo kan dustuuriga ahba uu yahay mid aan sax aheen …oo ay yihiin cilmaaniyiin aan diin laheen.. 5- in lakuwa kuwafakirka ah haddii ay heshiisyo lagalaan kuwa dowaldda sheeganaya ey yihiin kuwa ayaga in ladilo mudan sida kuwa kushirsan asmara hadda oo ey kajabay al-shabaab…. 6- in culimada kahadasha barnaamijyada al-shabaab ee aan ku abtirsan ururkooda ey kufulinayaan dil sid dhacday waayo waxa ey dileen culimo iyo imaamyaal kahadlay munkaraka iyo in dilka ruuxa islaamka uu yahay mid xaaraan ah …taasoo aan dukumintiyo muhiim ah kaheyno. 7- in saxaafayiyiinta aan baahin dhacdada ama qaraxyada ey fuliyeen ey dil kuxukamanyihiin sida dhacday. Oo saxafayiinta qaarkood loogu hanjabay ..waxaana dhacday sida uu sheegay wariya somaliyeed in labada dhinacba kuwa al-shabaab iyo kuwa dowladdaba ay saxafiyiinta uahanjabeen ..halka qaarkamid ah ladilay ..waxaana dhacday sida uu shaaca kaqaaday saxaf soocararay in ay lasooxiireen xibno katirsan al-shabaab oo ay kudhaheen qarax ayaa kadhaci doona meel hebal ee sheeg haddaadan sheegin adaa maqan ..sxb. 8- in la isticmaalo wasiiladkasta ama tab kasta oo ey kuhelikaraan guusha xitaa haddii uu yahay in ladaadiyo dhiiga shacabka sida dhacday ,waxaana jecelahay in aan shacabka xusuusiyo ururka al-shabaab in uu ksuookordhiyay hanaanka foosha xun ee dagaalada somaliya tab aad u wax yeeelo badan sida in la isticmaalo dhalinyarada (darbijiifka) ah iyo kuwa (koolada caba )oo loodhiibo miino iyo bam islamarkaan ey siinayaa lacag doolar ah taas oo ah tab khasaaro badan oo aan aheen mid wacan oo shareecada islaamka eysan qabin waana waxa cusub oo somalida aysan horey u’aqoonin waxaana ay kasoomeenkuuriyeen ururka al-qaacidda oo sidaas sameeya waa marka ay rabaan in fuliyaan qaraxyada ama isbiidaaminta. 9- in lagaaleysiiyo xitaa shaqaalaha iyo dadka lashaqeeya dowladda oo laga yaabo in aysan kufikir aheen oo mushaar ama biil ay kaaraadsanayaa sida dhacday eyna ubadanyihiin oo qaarkooda ladilay xitaa haweenkii xaaqayay laamiyada. BY SHEEKH XASSAN MACALIM MAXAMUUD SAMATAR SHIIKH HASSAN ALBASRI WWW.SAMATAR.MAKTOOBBLOG.COM E-MAIL XALBISRI2@HOTMAIL.COM

xasan alabisri

Entry Filed under: Uncategorized

10 Comments Add your own

  • 1. xassan cade  |  May 1, 2008 at 8:39 am

    asalaamun calaa manitabacal hudaa
    Waxaa fool xuma ah in qof walba uu iska qoro wax uusan cilmi u laheeyn
    Soomaali waxeey dhahdaa nin kaligii gartamay iyo nin dhul gamay midna ma gafaan koleeyba waxaan kuu sheegaa in aad ilaah ka xishooto ee hadii aad wax mu caaradee ama aad wax cambaareeynee aad adiga naftaada aad qabatid
    Ninyahoow Illaah ka xishoo waxaana kuu
    arkaa in aad tahay mid is cajabiyay
    wabilaahi towfiiq

  • 2. Col Fareey  |  May 4, 2008 at 3:27 pm

    nin ka soo qorey qoraal runta ayuu ka tagay!!!!!!!!!!!?????????????

  • 3. abdo  |  August 3, 2008 at 11:05 pm

    Assalaaamu calaa manitabacal hudaa
    Waxaan la yaabey magaca webka maxaaadan ugu magacaabin Ahlul bidac wal inxiraaf…. marka aad ku been abuuraneysaan Islaamka.. & hadyiga NABIGA CS.

  • 4. Nuur  |  August 11, 2008 at 12:31 pm

    Asc wr wb .. Salaan ka dib waxaan lau jawaabyaa xasan cadde iyo abdo ..Hadaba waad aragteen walalka sida uu u soo dadaale iyo sida uu u soo aruuriye xogta iyo sirta lkin idinkii waad fududaateen waayo walaalka waxa la rabay inaad u caqli celisaan inaad canbaareesaan walina aad dheereesaan ma aysan ahayn walaalka waa walalkeena mana ka maarano haduu yahay mid xun ama mid fiicanbo ee aniga ii daaya aan u naseexeyee walaalkayga .. xassan al basri walaal macaan aad baad ugu mahsantahay sirta aad soo heshay lkin waxaa fiicnayd sirta Galada inaad ku dadaasho ma ahyayn sirta muslimiinta inaad raadraadiso daba gasho Ururka Al-shabaab iyo Al-Qaacida waxay duurka iyo Injirta u cunaysaa waa Raayada islamka oo hoos taalo maanta inay Kor u qaadaan Walaal macaan Qaladaad waa y jiraan lkin waqti xaadirkaan ma ahan in aad raadradiso waxii qaldnaa ee waa in aan ka gudubnaa qalad kasta wa la saxi doonaa Inshaa Allaah ee Amxaarada wadankeena joogto walina Gabdhaheena iyo Walaasheena ,Hooyooyinkeena Caruurteena, Kufsinaayaan miyaa la Daawan karaa aaway Damiirkii Diintaada aaway Damiirkii Dadnimadaada .. ee culumada yaan lagu xadgudbin Inshaa Allaah..
    Sax Takfiir waa ay joogaan wadankeena lkin sida aan ugu hortagi lahaynw aa inaan raadinaa ee Al-Shabaab maahin Takfiir Wabillah Towfiiq…
    Walalkiina soomaaliyeed

  • 5. cabdicasiis  |  December 1, 2008 at 2:05 pm

    waa uu kumhadsantahay shiikh hassan albasri oo runta kahadlay. waxaan leeyahay jazakalllaah

  • 6. liiban  |  December 2, 2008 at 5:51 pm

    warka shiikh hassan albasri waxaan kalafahmi doonaa oo xaqiiqdiisi sifiican loo wada fahmidoonaa marka dalka ethiobiya ey kabaxdo oo waliba ey noqdaan al-shabaabka niman weerar iyo rabsho diyaar u’ah… oo aan nabadda somaliya rabin iyo inkale..

  • 7. liibaan  |  December 31, 2008 at 7:50 am

    waasoobaxday wararka shikh hassan albasri oo waakanaa al-shabaa oo culimadiisii kucasiyay oo qabuurahii culimada burbruniya.. iyo weerarka culimada iyo mowlacyada iyo waxyaabo kale oo layaableh .soomahan tusaale lafahmikaro .shiikh hassan albasri jazaakallaah kheyran

  • 8. cali  |  April 10, 2009 at 12:08 pm

    anigoo ah nin soomaaliyeed oo ku nool dalka sucuudi areebiya waxaan jeclaan lahaa in ann u hambalyeeyo ururka al shabaab guulaha ay ka gaareen dalka soomaaliya iyo sidii ay oga sareen cadawgii ku soo duulay

  • 9. Axmed  |  October 12, 2009 at 6:57 am

    Waxaan jeclaan lahaa al-shabaab oo caalamka ka taliso waayo al-shabaab waa islaam

  • 10. Sheekh xasn al-mascuud  |  October 12, 2009 at 7:02 am

    Walaalayaal iska ilaa liya gabka aniga midaa ayaan in ku tan lahaaa


Leave a Comment

Required

Required, hidden



Some HTML allowed:
<a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <pre> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Trackback this post  |  Subscribe to comments via RSS Feed

Pages

Categories

Calendar

December 2007
S S M T W T F
« Oct   Aug »
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  

Most Recent Posts