Archive for December, 2007
Xagjirnimada..iyo dhalinyarada maanta..
Xagjirnimada..iyo dhalinyarada maanta..
@:- BY SHIIKH XASAN ALBISRI.
قال الله تعالي ( واقيمو الوزن بالقسط )
ولايجرمنكم شنأن قوم علي ا، لاتعدلوا اعدلوا))
وقال تعالي:- ( يريد الله بكم اليسر ولا يريد بكم العسر )
وقال صلي الله عليه وسلم( يسّروا ولأ تعّسروا )
¯Xagjirnimo :——
waa in la’aamino fikri khladan oo aan toosneen islamarkaan lagu shaqeeyo Kaasoo ka ambaqaadaya , waxa ruuxu uu jecelyahay uu ku haminayo in uu sameeyo asgoo diinta islaamka usoomaraya kuna andacoonaya adilo liita ama saxiix aheen ..taasi waxa ey dhaawaceesaa sharafta islaamka waxa ay signal xun kabixneesaa in islaamku uu yahay diin xagjirnimo is-qarxin..islaamkuna taas mas’uul kama ahan …ee waa fal kudhisan laablakac….
T Xagjirnimadu :
waa waxa caalamka manta kajira oo kadhacay dalal xitaa aan islaam aheen sida yurub iyo mareekanka oo kale tusaale ..mad-habka looyaqano katholik ayaa waxaa dhexmarijiray dagaalo culus mad-habka kale ee burutusteniga iyo kooxo kunool dalalka yurub oo u’tacusuba fikrado kala duwan ,waxaana ay kadhcday dalalka sida hindiya .taliyaaniga jermalka shiinaha iyo meelokale ….
¨ Islaamku :—
waa diin dhexdhexaad ah iyo yusri oo wax culees ah malahan manajirto meel islamku uu kufarayo xagjirnimada balse waa uu kasoohorjeedaa xagjirnimada …..
Add comment December 17, 2007
Taariikhda ururka al-shabaab iyo waxyeeladiisa soomaaliya Q 1aad Qormadii Sheekh Xassan Albisri
URURKA AL-SHABAAB IYO DEKUMENTIYO sir ah Secrete documents about Somali radicalism(al-shabaab)
Xalqadii 1-aad :
QEEXID Ururka al-shabaab :—
waa urur cusub oo kusoobiiray saaxada siyaasadda somaliya kana shidaal qaata urur weynaha looyaqaano al-qaacidda ,islamarkaana kajabay ururkii lamagac baxay –al-salafiyah al-jadiid oo kajabay isna ururrkii looyaqaanay al-itixaad al-islaami oo farac ka’ahaa ururadii hor-booday maxaakiimtii islaamiga ee Somalia oo kamid ahaa uraradii somaliya soogalay 9shameeyadii markii ey dalka somaliya kubaahday fowdada. Ururka al-shabaab : waa dhalinyaro is-baheysatay oo aan wax damiir ah laheyn oo lacabsiiyay fikrado shisheeye ,waana urur shacabka si wadajir ah uwaxyeeleeya oo mushkiladda somaliya sii shidaya ,mana awoodo ururka al-shabaab in uu dalka kasaaro cadowga nagu sooduulay in uu isna shacabka siilaayo mooye , waxaana kamaqan qaacidda uraneysa ( gacant aadan jabinkarin waa lashumiyaa ) oo macna ahaan ama tusaale,ah ururka al-shabaab waxa owdagaal kulajiraa waa ethobiya.soomahan ,makusaxanyahay in ciidama yugaandheeska ah uu laayo waa sida uu qabo hugaanka sare ee al-shabaab ( aadan xaashi ceyrow ) waana ay dhacday in ay laayeen ciidan ujooga somaliya naad sugidda iyo dib usoonooleenta ilaha dhaqaale sida dhacdayna waxa ay dhiseen eelaboorka boorki iyo dakaddii weyneed iyo meelo kale. ururka al-shabaab iyo khawaarij .ururka al-shabaab waxa markii lasubiyaya daraasad soobaxday in uu kudhaqmo afkaarta urur la’uranjiray khwaarij .., khawaarij waa ururkii ugu horreeyay ee kusoobaxa muslimiinta islamarkaan jamaacadii islaamka kalajabiyay waxa ayna ku’andacoonjireen in ay yihiin (ahlu cadli wal towxiid )laakiin waxa looyaqaanay khawaarij waxa ayna kucaanbaxeen ururkaas adadeeg iyo cunfi xitaa ay ladagaalameen (cali bini abiidaalin r.c). oo waxa ay kutuhmeen in kitaabka alle uu dhinacmaraya .waayaab …Marka adadeega ururada islaaminyiinta sheegta ay isticmaaalaan maanta halkaan ayay ka sooqaateen . . Ururka al-shabaab ;- waxaa hogaankiisa haya dhalinyaro ksuootababarqaadatay dalal dibadaha kamid ah sida af-gaanistaan waxaana farta lagu fiiqaa in uu yahay aabaha ururka (aadan xaashi ceyrow) oo waxaa tababarkaas bixyay sida lasheegay urur weyna al-qaaacidda oo markii uu dagaalkii reer af-gaanistaan uu socday mareykankuna uu garab joogay reer af-gaanistaan ayaa waxaa jirta in mareykanku uu khiyaanay muslimiintii iyo carabtii markaas (more…)
10 comments December 17, 2007