Archive for June, 2007




Xerta sheekh xasan daahir aweys (alshabaab) oo lumisay sumcaddii iyo xikmaddii jihaadka islaamka ….by: xasan albasri –

  xalqadii 1-aad   Islaamku waa nabad iyo raxmad waxa a  aa na uu somaliya kufiday hab nabadeed oo xikmad ay kuwadeen culimadii hore ee somaliya diinta hur muudka ka’ahaa  mana jirin wax cunfi ah ama rabsho  taasoo lagu baahinayo  islaamka macnihiisa iyo dhaqankiisa xitaa xiliyada nabad iyo daglaalada ay jiraan , waxaana dhacday in qeeb kamid ah culimadii hore ay kusoo islaamiyeen reerka loo yaqaano orama   iyo qolooyin kale usluub wanaag iyo muuqaal wanaag  dhaqanka islaamka kusaleesan intabadan culimada suufiyada oo kubaahisay fahamaka islaamka somaliya iyo meelo kale oo afrika kamid ah marnaba ma ay san isticmaalin (more…)

1 comment June 12, 2007

Islam in Somalia(By: Somali reporter and writer Hassan mu’alim mahmoud samatar (Hassan albasri) )

Islam in Somalia

Let me focus today Somali movement according to Islam religion, and flash back Somali history to Islam and to ask each other which time Islam religion entered Somali country and who was keeping from losing and omitting?? All these question are clear but what I want is to remember and it must be bear in our mind that same of young generation in some is that there were in past time and steal in our (more…)

1 comment June 12, 2007

Maxaad Ka Taqaanaa Dimuqraadiyad Waxay Tahay(Democracy Means What?)


 1.jpg

By:MaxamadGaanni 

                                                                               Date:27/05/2007

Dimuqraadiyad

Democracy

الديمقراطية

Dimuqraadiyadu Waa Magac Aan Jirin

Democracy Is Not An Existing Word

الديمقراطية إسم لا حقيقة له

Marka Hore Mahad Ilaah Baa Iskaa Leh Subxaanahu Watacaalaa.  Marka Xigana Naxariis Iyo Nabadgalyo Weynayn Lala Xiriiriyay Nabi Muxamad Korkiisa Ilaahay Hayeelo.    Waxaan Doonayaa Inaan Halkaan Kusoo Bandhigo Fikrada Aan Ka haysto Waxa Layiraahdo Dimuqraadiyad Oo Baryahaan Dambe Reer Galbeedka Iyo Taageerayaashoodu Ay Aad U Wadwadaan.    Marka Hore Waxaan U Baahanahay Inaan Ogaano Waxa Reer Galbeedku u Yaqaaniin Dimuqraadiyad.    Reer Galbeedku Dimuqraadiyada Waxay Guud Ahaan U Yaqaaniin Xoriyad Guud Waxayse Ukala Tahay Laba Hab Ama Nidaam:A.   Dimuqraadiyad Siyaasad ku SalaysanB.   Dimuqraadiyad Bulshada Ku Salaysan  (more…)

Add comment June 5, 2007

Rising and foiling for Islamic courts in Somali

               

By: Hassan albasri   

             Unfortunately that below storm emerged from hornafrik once and disappeared, I mean that how fast Islamic courts raised and the easiest way that they disappeared during 6-monthes only in that time and there is a lot of reasons which helped them to raise   that including these and others and I try so sum up and make list for readers of my message   .

(more…)

Add comment June 5, 2007

Pages

Categories

Links

Meta

Calendar

June 2007
S S M T W T F
« Feb   Aug »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  

Posts by Month

Posts by Category