Gaalkacyo:Sheekh C/Risaaq Yuusuf Aadan oo Muxaadaro aad loo jecleystay ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug

February 21, 2007 ahlusunnah

 Shiikh Ismaaciil Xaashi Xuseen &Shiikh C/risaaq Yuusuf Aadan

Sh. C/risaaq Yuusuf Aadan oo ka mid ah culimada ugu waawayn dalka Soomaaliya ayaa waxa uu Muxaadaro aad u qiimo badan ku qabtay Magaalada Gaalkayo.

Muxaadaradaasi ayaa waxa uu Sh. C/risaaq uga hadlayay arrimo ku aadan Xuska awliyada iyo dhagarta kooxaha ku gabanaya diinta Islaamka.

Muxaadaradaasi ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Sh, Ismaaciil Xaashi Xuseen oo ka mid ah culimada ugu waawayn gobolka Mudug iyo dhalinyaro aad u fara badan oo ka tirsan dhalinyarada Alhu Sunna wal jamaaca.

Muxaadaradaas oo cod ah waxaan ku dadaaleynaa in aan idiin soo gudbino inshaa allaah.

Source@www.shaaficiyah.com

Entry Filed under: Uncategorized

Leave a Comment

Required

Required, hidden



Some HTML allowed:
<a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <pre> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Trackback this post  |  Subscribe to comments via RSS Feed

Pages

Categories

Calendar

February 2007
S S M T W T F
    Jun »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  

Most Recent Posts