Archive for February 21st, 2007
Gaalkacyo:Sheekh C/Risaaq Yuusuf Aadan oo Muxaadaro aad loo jecleystay ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug
![]() |
Shiikh Ismaaciil Xaashi Xuseen &Shiikh C/risaaq Yuusuf Aadan
Sh. C/risaaq Yuusuf Aadan oo ka mid ah culimada ugu waawayn dalka Soomaaliya ayaa waxa uu Muxaadaro aad u qiimo badan ku qabtay Magaalada Gaalkayo.
Muxaadaradaasi ayaa waxa uu Sh. C/risaaq uga hadlayay arrimo ku aadan Xuska awliyada iyo dhagarta kooxaha ku gabanaya diinta Islaamka.
(more…)
Add comment February 21, 2007
